Bilaa shaqo – maxaa dhacaya iminka?
Marka aad shaqo la’aan noqotid
Arimahan ayaad u baahantahay inaad ogaato markaad xagayaga iska diiwaan gelinayso.
Is diiwaan-geli
Iska qor xagayaga maalintaada ugu horeysa ee aad bilaa shaqo tahay, sidan ayaad samaynaysaa.
Magdhabka laga helo qasnada shaqo la'aanta
Magdhawga marka aad tahay bilaa shaqo, shuruudaha, sida aad u codsanayso.
Ka hor wada-hadalka qorsheynta
Isa sii diyaari oo sii bilow qorshahaaga.
Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga
Waxa aad naga filan karto, waxa anagu aanu adiga kaa filayno.
Warbixinta wax qabadka
Samee wargelinta hawlahaaga, sidan ayaad samaynaysaa.
Haddii aad u baahantahay inaad caddayso shaqooyinka aad raadisay
Markaanu kaa codsano inaad soo caddayso shaqooyinka aad raadisay, sidan ayaad adigu samaynaysaa.
Digniin ama ka joojinta gunnada lacagta ee laga helo qasnadda shaqo la’aanta
Ku saabsan shuruudaha, digniin, magdhaw la yareeyay.
Ogeysiin shaqo dhimis
Markaad khatar ugu jirta in shaqadu kaa dhamaanayso, talooyin ku saabsan sidaad isu diyaarinayso. du riskerar att bli uppsagd, tips om hur du förbereder dig.
Bogagayga
Gal Mina sidor oo kala soco qorshahaaga iyo jidka aad u marayso shaqo.
Iska saar diiwaanka
Haddii aad heshay shaqo ama bilowday waxbarasho, halkan ka samee wargelinta.
Macluumaad dheeraad ah
Hel shaqo
Bogga intarnatka ee shaqooyinka banaan, kulamada shaqooyinka banaan lagu soo bandhigo, bilow shirkad gaar kuu ah. Dhowr qaab oo si sax ah loogu heli karo shaqo.
Codsigaaga shaqo
Cv, warqad, wareysiga shaqo, wareysi dhakhso ah – halkan ayaad ka helaysaa talooyin.
Talooyin iyo warar
Dhiiri-gelin markaad raadinayso shaqo. Wararka, idaacadaha intarnatka iyo kulamada kaamarada intarnatka.