Mina sidor

Adoo galaya Boggayga (Mina sidor), waxaad la socon kartaa qorsheyntaada waxaanad isticmaali kartaa addeegyadayada. Tani sidoo kale waa halka aad ka gali karti. Qaabka ugu fudud ee lagu gali karo waa in la isticmaalo aqoonsiga elektarooniga ah.

Muhiimada aqoonsiga elaktarooniga ah

Way ka sii muhiimsantahay kana fududahay sidii hore inaad aqoonsigaaga ku samayso qaab dijitaal ah.

Samayso aqoonsiga elaktarooniga ah

Is qor

Is qor maalinta ugu horeysa ee aad bilaa shaqo tahay, sidan ayaad samaynaysaa.

Samaynta warbixinta hawlaha

Bil kasta inta u dhaxaysa 1:da iyo 14:ka waa inaad soo gudbiso warbixinta hawlahaaga.

Marka aad xanuusato

Haddii aad xanuusato, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshahaaga.

Samee wargelinta ku maqnaanshaha daryeel ilmo

Haddii aad daryeelayso ilmo xanuusanaya, VAB, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshahaaga.

Qorshee

Dhanka qorsheyntaada waxaad ka warhaynaysaa shaqo raadintaada.

Samayso muuqaal

Ha ku helaan shaqo-bixiyayaasha raadinaya shaqaale.

Buuxi waxbarashada iyo waayo-aragnimada aad leedahay

Buuxi waxbaraashada iyo waayo-aragnimada aad leedahay sida ugu dhakhso badan ee aad u hesho waayo-aragnimo cusub oo kordhinaysa fursadahaaga inaad hesho shaqo.

Iska saar diiwaanka

Hadaad heshay sahqo ama bilowday waxbarasho, ku soo sheeg halkan.