Taageero laguugu tala galay adigaaga muddo dheer shaqo la’aanta ahaan

Haddii aad muddo dheer shaqo la’aan ahayd waxaad u baahan kartaa caawimaad dheeraad ah. Waxaa jira taageerooyin kala duduwan si loo joojiyo shaqo la'aantaada.

Arbetsintegrerande övningsplatser

Taageero loogu tala galay adigaaga muddo dheer ka maqnaa suuqa shaqada, oo aan hubin kartidaada shaqo iyo shaqada kugu habboon.

Etableringsjobb

Haddii aad bilaa shaqo ahayd muddo dheer ama aad ka tirsan tahay qayb gaar ahaaneed oo ka mid ah soogalootiga cusub, waxaad heli kartaa shaqada deegaamaynta (etableringsjobb) si aad si fudud ugula qabsato suuqa shaqada.

Förmedlingsinsatser

Dadaallada shaqa la raadintu waa barnaamij loogu talagalay adigaaga taageero uga baahan xagga shaqo raadinta ama waxbarasho bilaabista. Taageero ahaan, waxaad gacanhaye, ka heleysaa mid ka mid ah qandaraaslayaasheenna.

Introduktionsjobb

Marka aad u baahantihid caawimaad si aad suuqa shaqada u soo gashid. Waxaad isku darsaneysaa shaqo hordhac ah iyo waxbarasho, oo labaduba xoojinaya kartidaada aqoon-iyo shaqo, daboolayana baahida shaqabixiyaha.

Jobbgaranti för ungdomar

Waa barnaamij loogu talagalay dhallinyarada da'dooda 25 sano ka hooseyso. Waxaad tusaale laga caawini karaa shaqo raadsahada, tababar ama hagida waxbarashada iyo xirfadaha.

Jobb- och utvecklingsgarantin

Waa barnaamij loogu talagalay dadka muddo dheer shaqolaawe ahaa, oo u baahan in dib ugu soo laabtaan suuqa shaqada.

Nystartsjobb

Shaqo markaas qofka loo billaabay waxay adigaaga muddo dheer shaqo la’aanta ahaa ama jirro awgeed ka maqnaa suuqa shaqada, ku siineysaa fursad aad dib ugu billawdid.

Projekt med arbetsmarknadspolitisk inriktning

Aaggaaga waxaa ka jiri kara mashruuc la xiriira siyaasadda suuqa shaqada oo aan la wadno laacibiin kale. Haddii uu aaggaaga ka jiro mashruuc habboon waxaa laguu soo jeedin karaa in aad ka qeyb qaadatid.

Rusta och matcha

Abaabulid iyo is-qabadsiin [Rusta och matcha], waxaa loogu talagalay qofka adigoo kale ah, oo u baahan taageero dheeraad markii aad shaqo raadsnaayso. Adiga ayaa dooranaya shirkadda ku caawini doonto, waxaana lagu yeeli doonaa qof hage ah, kaasoo ka caawin doono helida shaqo ama waxbarasho.