Taageero dheeraad ah

Waxaa jira taageerooyin iyo barnaamijyo kala duwan oo laguugu talagalay adigaaga u diiwaangashan shaqa-raadis ahaan tusaale marka lagu sugan yahay shaqala’aan dheer, laxaad kala dhantaalan ama caafimaaddarro.

Taageero iyo barnaamij A-Ö

Waxbarashada suuqa shaqada, shaqada Nystartjobb-ka, diyaar-gareyn iyo shaqo la raadin (Rusta och matcha), tababbar shaqo, Shaqada deegaamaynta.

Marka aad ka qaybqaadanayso barnaamij

Gunnada markii barnaamij aad ka qaybgalayso. Sida loo codsado, shuruudaha ka maqnaanshada.

Marka dib loogu noqonayo shaqo

Shaqo raadsasho marka aad lacag ka qaadatid ama ka qaadan jirtay caymiska bukaanka.

Baxnaanada dib-ula-qabsiga ee si aad u shaqayn karto

Waa taageero aad naga helayso annaga iyo Qasnadda Caymiska (Försäkringskassan) si aad u shaqayn karto.