Gunno iyo ka maqnaansho

Markii aad ka qaybgalayso barnaamij

Waa in aad la socota qodobadaan kaddib markii go’aan ka qaybgelista barnaamij lagu wargeliyo.

Taageerada hawsha iyo magdhawga horumarka

Magdhaw laga helo Qasnada Caymiska marka aad ka qayb qaadato barnaamijkan, sidan ayaad u codsanaysaa.

Samee wargelinta maqnaanshaha markaad xanuusanayso

Haddii aad xanuusato, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshaha.

Samee wargelinta maqnaanshaha ee daryeelka caruur xanuusanaysa- VAB

Haddii aad daryeelayso caruur xanuusanaysa, VAB, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshaha.

Haddii aad xanuunsato muddo ka badan maalin

Haddii aad xanuunsatid in ka badan toddoba maalin keen caddeyn dhakhtar.

Magdhawga maalmeed

Magdhaw laga helo Qasnada Caymiska marka aad ku jirtid barnaamijka saldhigashada, sidan ayaad u codsanaysaa.