Ka shaqee Iswiidhan
Oggolaanshaha sharciga in la shaqeeyo
Bilow inaad ogaato inaad u baahantahay oggolaanshaha sharciga shaqo.
Sinaanta iyo takoorida
Sinaanta gudaha Iswiidhan, ka dhowrsanaanta takoorid.
Xuquuqda iyo waajibaadka
Xuquuqda iyo waajibaadka goobtaada shaqada iyo dhanka shaqo-bixiyahaaga.
Mushahaaro iyo faa'iidooyin
Talooyinka sida aad u samayn karto wada-xaajoodka mushahaarada, faa'iidooyinka dhanka shaqo-bixiyaha.
Nidaamyada shaqo
Waxaa Iswiidhan ka jira laba qaab oo shaqaaleyn, shaqaaleyn joogto ah iyo shaqaaleyn waqti go’an ah.
Nidaamka amaanka ee Iswiidhan
Amaan dhaqaale iyadoo aan loo eegin da'da iyo xaalada nololeed.
Baro luqada Iswiidhishka
Akhriso Iswiidhishka loogu talogalay ajnabiga, sfi. Talo iyo farsamo in la barto Iswiidhishka.
Shaqee xilliga wakhtiga aad magan-gelyo doonka tahay
Dhanka Jobbskills waxaad shaqo-bixiyaha ku tusi kartaa waxaad taqaano kuna heli kartaa shaqo.