Waxbarasho guud

Shaqooyinka badankooda waxaa shuruud u ah inaad haysato waxbarasho aasaasi ah. Adigoo ka faa’iideysanaya taageerooyinkeenna iyo barnaamijyadeenna dhis kartidaada aqoon- iyo xirfadeed.

Studiemotiverande kurs på folkhögskola

Tijaabin in aad wax dhigatid, wax ka ogaw awoodahaaga ku wada, helna waddo waxbarasho oo horay kuu geyneysa waxbarasho ama shaqo. Hawlaha wax qabashada ee ku aaddan in niyad u yeelidda, tababarashada farsamada wax dhigashada iyo in nuxurka diiradda la saaro waxaad ku noqoneysaa qof si fiican ugu diyaarsan in uu waxbarasho sii wato. Waxay taasi kordhineysaa fursadahaaga xagga shaqada.

Studiestöd för utbildning på grundskole- och gymnasienivå

Haysashada waxbarasho dugsi sare waxaa kordhaya fursadahaaga inaad hesho shaqo. Dhis waxbarashadaada dugsiga hoose-dhexe iyadoo aad taageero ka helayso anaga iyo hey’addaha dawladeed ee kale.

Studiestöd för utbildning på yrkeshögskola, högskola och universitet

Si aad kor ugu qaaddid fursadahaaga ku aaddan in aad shaqo heshid waxaad kartidaada aqoon- iyo xirfadeed ku dhisi kartaa waxbarasho jaamacadeed ama mid ka sarreysa heerka dugsiga sare. Haddii aad Swiidhan ku cusubtihid, aadna leedihid xirfad ay jirto baahi aad u weyn oo shaqaale loo qabo waxaa sii jira fursado aad fara badan.