Waxbarasho xirfadeed

Xirfad waxbarasho waxay kaa dhigeysaa mid soo jiidasho suuqa shaqada u leh. Waxaa jira waxbarashooyin kala duduwan oo ku aaddan xirfado shaqaale looga baahanyahay.

Arbetsmarknadsutbildning

Waxbarashada suuqa shaqadu waxay kaa dhigeysaa qof soo jiidasho u leh suuqa shaqada ee iminka taagan. Waxbarashadu badanaa waa mid si wadajir ah adiga iyo shaqo-bixiya la idiinkugu cabbiray, waxayna badanaa si toos ah kuu gaarsiineysaa in aad shaqo heshid.

Individuellt pedagogiskt stöd vid utbildning

Marka aad ka qeyb qaadaneysid qaar ka mid ah dadaalladeenna waxbarashada, waxaad heli kartaa taageero la xiriirta waxbaridda, oo lagu dhameystiray qalab wax caawiya.

Studiestöd för utbildning på grundskole- och gymnasienivå

Haysashada waxbarasho dugsi sare waxaa kordhaya fursadahaaga inaad hesho shaqo. Dhis waxbarashadaada dugsiga hoose-dhexe iyadoo aad taageero ka helayso anaga iyo hey’addaha dawladeed ee kale.

Uppdragsutbildningar för akademiker

Adigaaga haysta shahaaddo Jaamacadeed waxaad ku kabi kartaa koorasyo ​​ku jira waxbarashooyinka noola xilsaarnay si aad si fudud ugu hesho shaqo ku aaddan xirfaddaada ama aad u kordhiso fursad aad uga gudubto imtixaanka aqoonta ee xirfadaha aqoonsiga leh.