Qiimeey Karti-Xirfadeedkaaga
Samee qiimeyn degdeg ah oo kuu khaas ah oo ku aadan Karti- Xirfadeedkaaga. Taasoo ku siinaysaa saldhig wanaagsan oo ku saabsan wadahadalka joogtada ah ee lala yeesho wakiilka shaqada ama kan waxbarasho iyo la taliyaha xirfadaha.
Aqoonso heerarka tacliintaada
Intee in le'eg ayaad ka taqaanaa xirfaddaada iyo waajibaadka aad leedahay? La soo bax oo soo daabaco foom ku saabsan xirfadlahaaga, adigoo goobaabin gelinaya weedhaha kala duwan iyo jawaabta kugu habboon. Iyadoo caawimaad laga helayo jawaabahaaga waxaad heleysaa sawir guud oo ku saabsan sida aad u isticmaali kari lahayd waayo-aragnimadaada ku saabsan suuqa sayladda shaqada ee iswidhishka.
Is-Qiimaynta laamaha-tacliin ee kala duwan
Maamule - Administratör (pdf, 208 kB)
Dhismaha iyo Rakibida - Bygg och anläggning (pdf, 188 kB)
CNC iyo Garaashka Dhismaha - CNC och verkstad (pdf, 205 kB)
Iibgeynta iyo Dukaanleyda - Försäljning och butikssäljare (pdf, 191 kB)
Timo-jare - Frisör (pdf, 208 kB)
Huteel - Hotell (pdf, 199 kB)
Nadiifinta - Lokalvård (pdf, 199 kB)
Darawalka Mashiinada iyo Gaadiidka Dhismaha - Maskin- och kranförare (pdf, 197 kB)
Matoorada - Motorbranschen (pdf, 196 kB)
Alxanle - Svetsare (pdf, 201 kB)
Darawalnimo, kaxaynta Basaska iyo baabuurta - Yrkesförare Buss och lastbil (pdf, 205 kB)