Nala soo xiriir anaga oo joogna Xafiiska Shaqada
Adeega macmiilka oo iswiidhish iyo ingiriisi ah
Dhinaca telafoonka iyo e-mailka ayaad caawimaad ka heli kartaa xiriiriyayaal shaqo oo aqoon leh.
Wakhtiyada furitaanka waa maalmaha caadiga ah saacada 8-16.
Telafoon lambarka 0771-416 416
Booqo xafiis adeeg
Goobaha aad ka faa’idaysan kartid adeeggyada Wakaalada shaqaaleysiinta (Arbetsförmedlingen) ee xafiis adeeg.
Booqo Xarunta Adeegga Gobolka (Statens servicecenter) (oo ku qoran Iswiidhish iyo Ingiriisi)
Ciwaanada xafiisyada deegaanka ee Wakaalada Shaqaaleysiinta
Booqo ciwaanka, ciwaanka boostada iyo ciwaanka iimaylka ee xafiisyada deegaankeena.
Raadi xafiisyada deegaanka (oo ku qoran Iswiidhish iyo Ingiriisi)
Loogu talogalay adigaaga ku jira barnaamijka sal-dhigida
Haddii aad ka qayb-qaadato barnaamijka sal-dhigida waxaanu kugu casuumaynaa taagero dhinaca shan luqadood oo dheeraad ah.
Wakhtiyada furitaanka waa maalmaha caadiga ah saacada 10-16.
Adeega macmiilka waxay kaa caawin karaan:
- taageero ku saabsan sida aad samaynayso marka aad iska diiwaan-gelinayso Xafiiska Shaqada
- talo ku saabsan sida aad u helayso shaqo banaan
- talo-bixin ku saabsan sida aad ugu sii fiicnaan lahayd inaad raadsato shaqo
- taageero marka aad shaqo ka raadsanaysid Kaydka shaqooyinka (Platsbanken) iyo sida aad u qorayso codsi
- kala sheekayso xiriiriye shaqo wixi ku saabsan xaaladaada iyo nooca taageero ee aad anaga naga heli karto
- jawaabaha su'aalaha guud ee ku saabsan barnaamijyadayada iyo hawlaha, waxbarashooyinka iyo xirfadaha iyo caymiska shaqo la'aanta.