Taageero laguugu tala galay adigaaga muddo dheer shaqo la’aanta ahaan

Haddii aad muddo dheer shaqo la’aan ahayd waxaad u baahan kartaa caawimaad dheeraad ah. Waxaa jira taageerooyin kala duduwan si loo joojiyo shaqo la'aantaada.

Introduktionsjobb

Marka aad u baahantihid caawimaad si aad suuqa shaqada u soo gashid. Waxaad isku darsaneysaa shaqo hordhac ah iyo waxbarasho, oo labaduba xoojinaya kartidaada aqoon-iyo shaqo, daboolayana baahida shaqabixiyaha.

Nystartsjobb

Shaqo markaas qofka loo billaabay waxay adigaaga muddo dheer shaqo la’aanta ahaa ama jirro awgeed ka maqnaa suuqa shaqada, ku siineysaa fursad aad dib ugu billawdid.

Projekt med arbetsmarknadspolitisk inriktning

Aaggaaga waxaa ka jiri kara mashruuc la xiriira siyaasadda suuqa shaqada oo aan la wadno laacibiin kale. Haddii uu aaggaaga ka jiro mashruuc habboon waxaa laguu soo jeedin karaa in aad ka qeyb qaadatid.

Stöd och matchning

Taageero iyo wax la eegid waxaa loogu tala galay adigaaga si is daba joog ah, oo baahidaada waafaqsan ugu baahan taageero marka aad shaqo raadsaneysid. Caawimaad ayaad ka heleysaa gacanqabte ka socda mid ka mid ah qandaraaslayaasheenna. Gacanqabtuhu wuxuu kugu caawinayaa waddada aad ugu taagantihid shaqo ama waxbarasho.

Yrkesintroduktionsanställning

Shaqaaleysiinta xirfad baridda waxaad ku baraneysaa xirfad, waxaad ku heleysaa khibrad, waxaadna kor ugu qaadeysaa fursadahaaga ku aaddan in aad shaqo heshid.