Shirkad sameyso

Ma haysaa fikrad ganacsi oo fiican oo aad waqtiga fog masruuf ku heli kartid? Markaas waxaad heli kareysaa taageero noocyo kala duduwan leh marka aad shirkaddaada sameysaneysid.

Starta eget, stöd till start av näringsverksamhet

Adigaaga shaqadoonka ah, lehna fursado fiic-fiican oo ku aaddan in shirkad sameysatid waxaad mararka qaarkood heli kartaa taageero iyo caawimaad marka aad shirkad sameysaneysid. Billawga hore ee hawlaha shirkadda waxaad heleysaa kaalmo dhaqaale oo qaabkoodu yahay taageero wax qabasho.

Bidrag till uppstartskostnader vid start av näringsverksamhet

Adigaaga haya fikrad ganacsi oo wanaagsan oo faa’iido dhali karta, qabana naafanimo keeneysa hoosayn xagga kartida shaqada ah, waxaad heli kartaa kaalmo loogu tala galay kharashaadka la xiriira billaabidda hawlahaaga shirkadeed.