Marka aad barnaamij ka qeyb qaadaneysid
Samee wargelinta maqnaanshaha markaad xanuusanayso
Haddii aad xanuusato, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshaha.
Samee wargelinta maqnaanshaha ee daryeelka caruur xanuusanaysa- VAB
Haddii aad daryeelayso caruur xanuusanaysa, VAB, sidan ayaad u samaynaysaa wargelinta maqnaanshaha.
Taageerada hawsha iyo magdhawga horumarka
Magdhaw laga helo Qasnada Caymiska marka aad ka qayb qaadato barnaamijkan, sidan ayaad u codsanaysaa.
Damaanada shaqada iyo horumarinta
Haddii aad bilaa shaqo ahayd wakhti dheer, waa taageero aad heli karto si loo joojiyo shaqo la'aantaada.
Barnaamijka meelaynta
Hawlaha iyo waxbarashada si loo barto iswiidhishka, hel shaqo.
Damaanada shaqo ee dhalinyarada
Loogu talogalay adigaaga ka yar 25 sano, waa taageero aad heli karto si aad dhakhso ugu hesho shaqo ama waxbarasho.
Magdhawga maalmeed
Magdhaw laga helo Qasnada Caymiska marka aad ku jirtid barnaamijka saldhigashada, sidan ayaad u codsanaysaa.
Waajibka waxbarasho
Waajibka waxbarasho wuxuu khuseeyaa adigaaga ka qayb-qaadanaya barnaamijka sal-dhigashada ee haysta waxbarasho kooban. Tani micnaheedu waa inay khasab tahay inaad wax barato si aad u kordhiso fursadahaaga inaad hesho shaqo.
Marka aad hesho sharciga degganaanshaha
Sidan ayaad sameyneysaa si aad uga qeyb qaadatid barnaamijka saldhigashada.
Digniin ama in la waayo lacagta barnaamijka lagu qaato
Xagga shuruudaha, digniinta iyo in la waayo lacagta laga qaato Qasnadda ceymiska.