Sameyso borofaylka xirfadaha

Naga sameyso borofaylka xirfadaha anaga oo ka caawi shaqaaleysiiyayaashu inay ku helaan! Borolka, waxaad ka buuxin kartaa xirfadahaaga iyo khibradaada. Marka aad daabacdid faahfaahinta, waxa sahlanaan doonta inay shaqaaleysiiyayaashu kulasoo xidhiidhi karaan.

Uma baahnid in lagaaga diwaangaliyo shaqo raadiye ahaan Adeegga Shaqaaleysiinta Dadweynaha si aad u sameysatid borofaylka xirfadaha.

Haddii aad tahay Iswidhish ama muwaadin reer Yurub/EEA ah

Halkan waxaad ka sameysan kartaa borofaylka xirfadaha adoo isticmaalaya kaadhka aqoonsiga baankaaga ama aqoonsi kale.

Haddii aad tahay Iswidhish ama muwaadin reer Yurub/EEA ah

Kuwa raadnaya magan-galyada ama ku cusub Iswiidhan

Ku hel caawimo todobo luuqadood si aad u sameysid borofaylka xirfadaha. Waxaanu waxka baddelnay adeegga si aan u ilaalino xogta xasaasiga ah. Waxaad u baahan tahay ciwaan iimayl si aad u sameysatid borofaylka xirfadaha.

Kuwa raadnaya magan-galyada ama ku cusub Iswiidhan